Muxuu Deni kala hadlay Saraakiisha ciidamada difaaca Puntland? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidanka difaaca Puntland ee Daraawiishta. Kulanku intuu socday Madaxweynaha ayaa warbixin ka dhegaystay Gen Yaasiin Cumar Dheere Taliyaha ciidanka difaaca Puntland ee Daraawiishta iyo Saraakiisha kale ee Ciidanka ee maanta Kulanka ka qeybgalay. Waxay la wadaageen howlgalada amni iyo qorsheyaasha … Continue reading Muxuu Deni kala hadlay Saraakiisha ciidamada difaaca Puntland? (Sawirro)